Wadashaqaynta Garsoorka JFS iyo Barnaamijka balaadhinta adeegyada Marin u helida Cadaaladda oo la Daah furay

Maanta waxaa is-afgarad wadashaqayneed gaadhay Garsoorka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda. Iyadoo la tixraacayo is-afgaradka, Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada Marin u helida Cadaaladda ee Soomaaliya wuxuu wadda shaqayn dhaw la yeelan doonaa garsoorka si kor loogu qaado loona balaadhiyo adeegyada cadaalada ee dalka. Gaar ahaan, Barnaamijka Ballaadhinta Adeegyada … Continue reading Wadashaqaynta Garsoorka JFS iyo Barnaamijka balaadhinta adeegyada Marin u helida Cadaaladda oo la Daah furay